Doorashooyinka Somaliland

Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Somaliland

Wadanka Somaliland waxaa ka dhacda doorasho Madaxweyne iyo Baarlamaan shantii sano mar. Doorashadani oo ah heer qaran waxaa codbixin (vote) sameeya bulshoweynta ku dhaqan deeganadaasi. Madaxweynaha ayaa waxaa loo doortaa inuu xilka hayo muddo shan sanno ah. Sidoo kale Golaha Baarlmaanka ayaa loo codeeyaa; kuwaasi oo u kala baxa Golaha Guurtida oo ka kooban 82 xubnood; iyo Golaha Wakiilada oo ka kooban 82 xubnood. Guud ahaan, Somaliland waxaa ka jira tiro xisbiyo ah kuwaasi oo u tartama jagada madaxweynaha iyo kuraasida golayaasha.


© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search